(Akhriso) Amar cusub oo lagu soo rogay Dalladaha Waxbarashada & Iskuulada dalka

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ku socda Dalladaha Waxbarashada, Maamul goboleedyadda iyo Dugsiyadda waxbarashada dalka Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xilligaan wixii ka dambeeya ay soo saareen nidaamka Waxbarashadda oo ay guud ahaan dugsiyadda dalku xogta ku soo gudbinayaan (Online Database). Qoraal … Continue reading (Akhriso) Amar cusub oo lagu soo rogay Dalladaha Waxbarashada & Iskuulada dalka